Dalbo saadkaaga bilaashka ah ee bacaha lagu rido cuntada hadhaaga.
Toddobaadkii hal mar ama marka ay bacda buuxsanto, hal gunti uga xidha qaybta kore si aad u xidho bacda.
Ku rid bacdaada gaadhiga qashinkaaga ama weelka qashinka laga gadiyo si loo uruuriyo.
Waa la bogay! Cuntada hadhaaga waa la burburin doonaa..