
Soo dhawoow
Kusoo dhawoow Barnaamijka Qaadashada Cuntada Haraaga ah!
Bilow ururinta haraaga cuntada maanta!

Maxaa ku jira bacda qashinka cuntada?
Ururi haraaga cuntada sida diirka miraha iyo khudaarta, lafaha, qaxwada, lawska iyo qolofta, waxyaabaha caanaha laga sameeyo, ukunta iyo qolofta ukunta, cuntada caaryada ama qudhuntay iyo waxyaabo kaloo badan!

Su'aalo dheeraad ah ma haysaa?
Guji badhanka hoose si aad u hesho macluumaad waxtar leh iyo jawaabo su'aalaha inta badan la isweydiiyo ee ku saabsan Barnaamijka Qaadashada Cuntada. Wali ma u baahan tahay caawimo? Wac taageerada macaamiisha 651-661-9393 .