Diwaangasho akoon
Ku qor cinwaankaaga si aad u aragto haddii barnaamijka qaadista cuntada hadhaaga laga heli karo bulshadaada.
Waa maxay ciwaan ganacsi?
Barnaamijkan hadda ma heli karaan ganacsatada. Degmooyinka Ramsey iyo Washington ayaa sahaminaya suurtagalnimada in mustaqbalka lagu daro ganacsiyada.
Ganacsiyada waxaa ka mid ah ganacsiyada gaarka ah, kuwa aan macaash doonka ahayn iyo kuwa guud iyo ururada muuqaal ahaan ku yaal Degmada Ramsey ama Washington. Tan waxaa ku jira, laakiin aan ku xaddidnayn, makhaayadaha, dukaamada raashinka, adeegyada cuntada, tas-hiilaadka lagu daryeela dadka, hoteellada, dhismayaasha xafiisyada iyo dugsiyada.
Wixii ku saabsan dhigaalada dib u warshadaynta ganacsiga, fadlan booqo bizrecycling.com, ka wac barnaamijkeena BizRecyling lambarka 651-266-1199 ama iimayl ugu dir ciwaanka info@bizrecyling.com
Haddii aad kaga shaqeysid meherad ciwaanka gurigaaga, taasi waxa loo qaadanayaa ciwaanka la degan yahay.
Sax sanduuqa haddii ciwaankaagu yahay mid la deggan yahay oo aanu ahayn ganacsi si aad ugu sii gudubto diiwaangelinta.
Weli su'aalo miyaad qabtaa? Booqo bogga bandhigidda barnaamijka. *Jadwalka la soo jeediyay wuu isbedelayaa.
Is-diwaangeli
The Ramsey/Washington Recycling & Energy Board (R&E Board) is asking that you provide the information indicated above. Fields marked with an asterisk (*) are required to receive food scrap bags and other important information about the program. You are not legally required to participate in the program, but the R&E Board cannot fulfill your request without this information. The R&E Board will only share your information with those outside the R&E Board as required by state or federal law.