Maxaad ururiyaan haraaga cuntada?
Haraadiga cuntada ayaa 20% ka ah miisaanka qashinka laga ururiyo degmooyinka Ramsey iyo Washington. Degmooyinka ayaa horumarinaya hab cusub oo dib loogu soo celin karo qashinkan si dib loogu beddelo ciidda, halkii ay noqon lahaayeen qashin. Dib uga soo celinta haraadiga cuntada ee qashinka ayaa gacan ka geysan doonta in la gaaro yoolalka dib u warshadeynta ee gobolka iyo siinta bulshada faa'iidooyin caafimaad, deegaan iyo dhaqaale.